Website kan waxaan ugu talagalnay in aan ku soo gudbino shaqada ka socota gudaha kaafi garage
sida makaanikad cilad bixinta gaadiidka iyo toosinta gaadiidka shilalka kala duwan galay iyo buufinta
iyo qeybaha alxaamada
waxaan ku lee nahay waad ku mahadsan tahay booqashada webkeena marlabaad
Mahadsanid